Innaa Li laahi wa innaa Ilayhi aajicuun, Shil naxdin iyo murugo leh ayaa xalay ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe iyo Kalabayr waxaana hintey qof oo gaari la gadoomey
Shilkan ayaa ku dhacay Dhalinyaro isa soo guursatey iyo kuwo la socday. Shilka waxaa ku dhintey Wiilkii iyo Gabadhii isla soo baxay oo la isku mehersay iyo darawalkii. waxaa dhaawac ah 2 wiil oo kale oo dhaawacyada ay qabaan halis yihiin.
waxaan codsanayaa in loo duceeyo in ilaahay samir ka siiyo qoysaskii ay ka geeryoodeen iyagana sayi’aadkooda ilaahay dhaafo uuna ilaahay u naxariisto.
Inaa lilhaahi wa inaa ilayhi raajicuun naf waliba way dhimanaysaa ayuu ILLAAH yiri.
Post a Comment