Maxkamad ku taalo dalka Mareykanka ayaa xukun adag ku riday nin Soomaali ah oo la sheegay in uu dilay wiil yar oo 10 sano jir ah ,kaasoo ay dhshay Naagtiisa oo uu ku guursaday ,iyadoo leh wiilkaasi.
margin: 0cm; text-align: justify; vertical-align: baseline;">Ganac ku dhiiglahaasi oo lagu magacaaba Cali Maxamed Maxamuud ahna 41 sano jir ah ayaa maxkamadu ku xukuntay 25 sanadood oo xarig ah kadib markii ay ku cadaatay inuu dilay wiilkaasi uu aderka adeerka u ahaa.
HALKAAN KA DAAWO
Sidoo kale goobta maxkamadda waxaa ka soo muuqatay cunag ahooyadiisa oo uu qabay ,taasoo ka qaracan tahay falka uu ku kacay Ninkeda.
HALKAAN KA DAAWO
Post a Comment