Fanaanka Caanka ah Axmed Cabdikariin Axmed Biif & Muna Sharaf ayaa si wada jir ah usoo saaray Muuqaalka Heeska cusub ee Nuuro iyagoo si Jiliin ah ugu wada jilay qaab Macaan.
Heeskan waxaa Ereyada Abwaan Qamaam C/waaxid oo lagu xasuusto heeso badan oo ay dhalintu Maanta jeceshahay , Laxanka heeskan waxaa iska leh iyo Muusikadaba , Abdi Abiib , Codadka Macaan waa Axmed Biif iyo Muna Sharaf.
Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Cusub ee Nuura
Post a Comment