Heshiis Laga Gaaray Ganacsiga Mooska

Thursday 22 November 20120 comments


Mooska Oo Ganacsigiisa Laga Heshiiyey

Muran caalami ah oo u dhexeeyay Midowga Yurub iyo Latin America oo ku saabsanaa ganacsiga mooska ayaa la xalliyay labaatan sano kadib.

Midowga Yurub iyo Latin America ayaa ku saxiixay Xarunta Ganacsiga Adduunka ee (WTO) heshiis rasmi ah oo lagu dhameynayp sideed kiis oo kala gooin ah.
Madaxa WTO, Pascal Lamy, ayaa ku tilmaamay heshiiska mid taariikhi ah.
Midowga Yurub iyo Latin America ayaa
waxa u dhaxeeyay muran ganacsiga
mooska ah muddo 20 sano ah
Heshiiskan ayaa waxa uu ka dambeeyay Midowga Yurub oo oggolaatay bishii Disember ee 2009 inay si tartiib ah ay u yareeyaan lacagta canshuurta ah ee laga qaado mooska laga keeno Latin America.
Dadka Latin America ee mooska dhoofiya ayaa muddo dheer ka cabanayay lacagta EU ee loogu tala galay in lagu daryeelo beeraleyda yarya

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved