Dhibaata ay Hablaha Soomaalida Ah Kala Kulmaan Saxaraha Liibiya (+VEDIO)

Monday 12 November 20120 comments

Saxaraha u dhexeeya Liibiya iyo Suudan iyo weliba Badda u dhexeysa Italy iyo Liibiya inta badan waxaa maraa kumanaan Soomaali oo doonaya in ay galaan Qaarada Yurub si ay u helaan nolol ka wanaagsan midda ay hadda ku nool yihiin ee Qaaramada AFrika.

Sheeko aad in badan Ilmeyn doonto ayaa ka dhacda Liibiya iyo Talyaaniga Badaha iyo saxaraha u dhexeya Suudaan iyo Liibiya, waxaana Arintaasi weliba si fool xun ugu dhibtooda dumarka iyo caruurta Soomaalida ah ee Halkaasi mara.

Halkaan Hoose Ka Daawo 




Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved