Dagaal Dhinaca Facebook-ga Ku Dhax Maray 2-da Fanaana ee da’da yar Aar Maanta Iyo Ahmed Rasta.Tolow Maxaa Sababay??

Wednesday 7 November 20120 comments

Aar Maanta
Ahmed Rasta
 Fanaaniinta dhalinyarada ah ee kala ah Aar Maanta Iyo Ahmed Rasta,ayaa dagaal afka ka dhax qarxay kadib makii maanta hadalo hanjabaadyo ah isku dhaaf sadayn barta bulshada ee Facebook
Aar Manata ayaa soo dhax dhigay page-ka Facebook uu ku leeyahay hadal hanjabaad ah uu u soo diray Fanaanka Reer North America ee Ahmed Rasta ,waxaana hadalada ka mid ahaa “waan ku sugayaa waraa waxaad iskula hadashay malagaagi soo dhaqso abti ama yarka lawayay”.
Fanaanka Aar ayaa isna ugu jawabay Ahmed Rasta hadaladaan “Nin la yidhaahdo Ahmed Rasta ayaa bilaabay inuu internetka iiga soo hanjabo, muxuu igu maagay tollow? ma gabadhiisaa heesahayga ku wareerisay!
Fananiinta ayaa inta badan ka dhaxeeya xifaaltan xaga fanka iyo hablaha ama dumarka ah lakiin lama oga in labadaan fanaan dagaalkooda uu ka bilawday arimo xaga dumarka ku sabsan.

Aar Maanta ayaa isagu u muuqday fanaan la maagay maadaama Qoraalka uu Ahmed Resta soo diray uu ekaa mid kedis ku ahaa fanaanka Aar.
Dagaalkaan ayaan la ogayn waxa uu salka ku haayo ilaa iyo hadda iyo meesha uu ka bilawday balse hadaynu nahay boga www.hablaha.com waxan isku dayi doona in aan idin soo gudbino sababta dagaalka keentay iyo waliba meesha uu ku dhamaado dagaalkan.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved