Xili uu booqanayey Madaxweynaha Masar Mohamed Mursi gobalka Mersa Matrouh Jumacihii tagtay, ayaa waxa uu kala kulmay arin aad loola yaabay.
Xili uu Madaxweynaha la hadlayay dadweyne fara badan ayaa Gabar yar oo ku qeylineysa Camu Mursi ayaa waxay isku dayday in Madaxweynaha warqad ay siday u geyso xili uu dadka la hadlayay, waxeyna isku dayday inay dhex jibaaxdo waardiyihii ku wareegsanaa Madaxweyna, ugu dambeyna waa u martay.
Gabadha yar oo ku adkaysatay inay warqada madaxweynaha u dhiibto, iyadoo dhowr jeer laga celiyay iney gudubto, hase ahaatee ugu dambeyn waxaa ximbaaray mid kamida ilaalada Madaxweynaha oo geeyay halka Mursi taagnaa iyadoo sidaas ku qaabishay Mursi warqadiina farta ka saartay.

Post a Comment