Gabar u Dhalatay Wadanka Brasil Ayaa Waxa ay Bikranimadeeda ku Iibisay Aduun Lageed oo Gaaraya $780 billion USD

Wednesday 31 October 20120 comments



 catarina oo  aduun lacageed ku heshey bikranimadeeda
BRAZILIA-(HABLAHA.COM)Gabar u dhalatay wadan ka Brasil Ayaa waxa ay bikranimadeeda ku iibisay aduun lacageed oo gaaraya  $780 billion USD, Gabadhan oo iibkeeda loo adeegsaday shabakada enternetka taas oo iibsaday muwaadin u dhashay wadan Japan .

Ninkan oo magaciisu yahay Natsu, ayaa ku guuleeystay in uu iibsado gabadhan Bikarada ah oo magaceedu yahay Catarina Migliorini, waxaana tartanka xaga shukuunsiga ah kula jiray 2ba nin oo u dhalatay wadanka Mareeykanka oo lagu kala magacaabo mr Jack Miller iyo Jack Right tartankan oo aan ahayn ayaga kaliya ayaa waxaa kula sii jiray muwadin udhay wadnka India oo layiraahdo Rudra Chatterjee.
Gorgortanka loo galay gabadhaasi bikrada ah ee 20 sano jirta ah ayaa maanta soo Idlaaday, Jirka gabadhaasi quruxda badan ayaa waxaa ku loolamaayay ilaa  iyo 15 Qof.

Falkaan oo ay sameeysay Catarina ayaa waxaa canbaareey caalamka waxa ayna ku tilmaameen fal saqajaanimo ah. Walaw ayada ay ku dooday lacgta ay heshay in ay u isticmaaleeysa in ay guryo ugu dhista dad masaakiinta ah, qaab arrintaan ay u dhacaday ayaa waxaa la socday Nin lagu magacaabo Kru oo ah Film qaada  u dhashay Australia.

“waxaan u arkaa arrinkani mid shaqo ah . waxaan leeyahay aniga fursado aan ku qaato filmkan iyo in aan helo lacago  haddii aan sameeyana arrinkan nolosheeyda halmar kaliya ma ah wax aqlaaq xuma ah , sida in aan ka qaado sawir aan caadi ahayn  kaasoo aan ka dhigay mid fotografer” sidaas waxaa yiri Catarina mar ay wareysi siinaysan Jariida Dail mail khamiis(25/10/2012).

“suuq geeytaan waa ganacsi kaliya , anigana waxaan ahay gabar romatis ah oo aad iyo aad u aaminsan  jacaylka tani oo noqon karta kala duwanaanshaha aniga iyo dadka kale” sidaasi ayay ku sii adkeeysatay Catarina .

Catarina waxa ay la kulmi doon taa ninkii ku guuleeysta tarkan jirkeeda loo galaya waxyn aadi doonaan dalxiis wadamada kala ah Australia iyo Mareykanka (US). Kadib markii ay Sameeyaan kulanka sariirta, Catarina waxa ay mari doontaa wareeysi ku saab san isu tagooda (sex). Catarina iyo Natsu  lama duubi doono kulankooda sariirta ah.

Intaa  kadib waxaa ka mamnuuc ah in ay isticmaalaan wax kasta oo caawinaaya kulankooda sariirta ah sida daraagiska ka qaybqaata kacsiga  Catarina iyo Natsu.  
Xitaa waxaa qasab ku ah Natsu in uu isticmaalo Kondom ama cinjir  waxaa kale oo la baridoona caafimaadkiisa si loo ogaado in uu qabo cudurada galmada laysugu gudbiyo. 



Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved