Daawo qaabkii uu u dhacay qaraxii Kismaanyo iyo goobta uu ka dhacay oo ahayd goob loogu talo galay in ra isalwasaare saacid ka khudbeeyo

Sunday 24 March 20130 comments

Daawo qaabkii uu u dhacay qaraxii Kismaanyo iyo goobta uu ka dhacay oo ahayd goob loogu talo galay in ra isalwasaare saacid ka khudbeeyo.


Warar kala duwan oo ka soo baxaya magaalada Kismaanyo ayaa sheegaya in qaraxa ka dhacay kismaanyo uu sababay khasaarooyinka kala duwan ciidamada nabadsugida Maamulka KMG ah ee Kismaanyo ayaa ka hor intii aanu qaraxu dhicin waxaa ay walaxaha qaraxa ka soo saareen qaybo kamid ah Magaalada Kismaanyo.

Maanta ayaa lagu waday in wafdi uu hogaaminayo Ra iisal wasalwasaaraha Soomaaliya in ay tagaan Magaaladaasi hase ahaatee safarkooda ayaa dib u dhac ku yimid , waxaa kale oo ay ku soo beegmaysaa xilli ay magaalada soogaareen Mas uuliyiinta maamulka KMG ah ee uu hogaaminayay Axme Madoobe.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved