Wiil Gabar Codkeeda Jecylaaday oo Dhacado Xanuun Badan Kala Kulmay. (Daawo Muuqaalka Video)

Monday 25 February 20130 comments

Magaalada Muqdisho iyo dhacdooyinka ka dhaca oo soo badanaya, waxaana kuligood la oran karaa 

waxaa laga dhaxlay buburkii, waxaa dhamaatay tixgalintii dhalinyarada dhexdooda oo waxa suurtowda qof aad aamintay in aad kala kulanto dhacdo yaab leh oo aadan ka filayn.


Haddaba akhrisyaal waxaa jirtay 2003-dii in dhalinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa magaalada Muqdisho ay ku waalnaayeen isticmaalka telifoonka guriga oo ahaa bilaash, taas oo mar mar aad la kulmi karto Islaan guriga looga tagay oo qabta telifoonka, waxaana ka jirtay magaalada waan ku soo nasiib saday eedo helbo ii dhiib, waxaa mararka qaar laga yabaa in aad ka soo dul dhacdo reer dhaqan gurigooda, balse naagtu kuu been guurto oo isaga kaa dhigto qof aan la qabin, kaddiba jawab weyn ka raaco meeshaas, haddaba ka bogagsho wacan muuqal Video ah oo dhacdan ka turjumaya.


Halkaan ka Daawo





Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved