Wadaada Ma u Nugulyihiin Jacaylka?(Xog Muhiim Ah)

Thursday 28 February 20130 comments

Daaraasado lasameeyey ayaa lagu sheegay in Dadka Wadaada ahi ay unugul yihiin Dareenka Jaceylka iyadoo la xaqiijiyey in ay kaga kuleel badan yihiin saameenta jaceylka waqtiga haasaawaha, Dadka wadaada ahi ama Alle ku xiran had iyo jeer waa kuwa ugu Haasaawaha badan.



Culumada Qiimeesa Faalka jaceylka ayaa sheegay in ay unugulyihiin jaceylka dadka Wadaada ahi, waqtigii la sameeyey nayay daraasadan ayaa lagu kala sameeyey diimaha qalifsan ee ka jira Dunida iyadoo Diinta Islaamkuna gees ka ahyd.


Waxay tilmaamtay daraasadan in Dadka wadaadaha ahi Rag & Dumarba ay unugul yihiin jaceylka waxaana lagu cadeeyey , waa dad inta badan ka dheer waxyaabaha Alle loogu caasiyo sida, qof ajanabi kaa ah ood kula kacdid waxyaabo aan raali laga aheen.



Qofka ood uxiiseysid sidii dhalaan yar waxay keentaa in aad si dhab ah ujeclaatid, Jaceylka runta ahna waxa uu yimaadaa markaad Toos Alle ugu xirantahay.


Fikrado kala gadisan oo laga qabo Mowduucaan ayaan jecelnahay inaan usoo bandhigno Akhristayaasha iyagoo bartaan hoose ku cabiri kara Fikirkooda iyo waxyaabaha ay ka fahmeen Mowduuca.


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved