Shirkada Microsoft Ayaa Sheegtay In Hotmail-ka goor dhow hawada ka bixi doona Laguna Badali Doono. . . Ogoow Xogtaan

Monday 4 February 20130 comments



Qorshooyin kala duwan oo ay Shirada Microsoft wado ayaa lagu sheegay ineey isbadal kuwado Adeega Hotmailka oo ay mudo Macaamiisheeda usoo waday kaasoo dadyoow badan wal wal ku abuurtay.

Shirkadda wayn ee Microsoft ayaa waxay qorshaynaysaa inay mardhaw adeeggeeda caanka ah ee Hotmail.com ee E-mailada ay gabi ahaanba ku badasho adeegga cusub ee Outlook.com. Halkaan Riix Si Aad Sii Aqriso



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved