Saliidda Clove Oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Degdegga Daweysa

Monday 11 February 20130 comments

زيت القرنفل


Dad badan ayaa na soo weyddiiyay oo ka cabanaya biyabbaxa degdegga ah, taas oo sababo badan yeelan karta, hasee ahaatee hadda waxaan soo gudbinaynaa wax dabiici ah haddana biyaha dib u dhiga waa saliidda dhegeyaraha oo loo yaqaano afka qalaad clove oil afka careebdna waxaa loo yaqaanaa     




saliiddan waxaa la mainayaa geedka ninka marka la samayn rabo galmada waxay u dhigantaa waxyaabaha geedka lagu buufiyo ama bomaatooyinka la mariyo laakin waxay kaga duwan tahay dabiicinimada iyo  dhib la'aanta waayo kimikal kuma jiro sida bomaatada ama buufiska oo kale saliiddaas waxaa kaloo loo adeegsn karaa bigrajabinta xaaska waxay yaraysa xanuunka, sida la ogyahay dhegeyaraha waxa ku jirta maaddo xauunka la dagaalanto dadka soomaaliyeed waxay u adeegsan jireen dhegeyaraha marka gows ka xanuunayo inay gowska ku qabtaan si uu xanuunka uga joojiyo


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved