Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto(Warbixin Muhiim Ah Aqri)

Monday 25 February 20130 comments


Qubarada ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.

Waxaa la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300 oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon yahay.

Baaritaano ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.

Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca .


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved