Gabar Sheegtay in ay dunida u jeceshay telka laga hasaawo

Monday 11 February 20130 comments





Gabar guur doon ah oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay nooca hasaawaha ay jeceshahay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay raga badankiis aysan la jaanqaadi Karin.

Gabadhan ayaa sheegtay in nooca hasaawaha ay aadka u jeceshahay uu yahay kan taleefoonka, isla markaasna ay weli haleeli la’dahay qofkii ay la wadaagi lahayd.

Waxay tiri:” Marka aan qofka taleefan kula sheekeysanayo, waxaan la eegtaa sheekada meesha ugu haboon, qaabka ugu haboon ayaan u fadhiistaa ama u seexdaa”.

Waxay sheegtay in qof ku haboon in ay
nolosha la qeybsato oo dooqeeda ah aysan heyn, iyadoo tiri :” qofkaad is tiraahdo armuu dooqaagu yahay, Wuxuu ka gaabinayaa dhinaca la sheekeysiga”.

SI kastaba dadka dunida ku nool ayaa leh dabeecado kala duwan oo la xiriira dhinaca hasaawa qeybsiga.



_____________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved