Dumarka Soomaaliyeed Oo La Sheegay In Looga Baarisanyahay Dhinacyo Badan Iyagoona Buuq Kudha.....(Warbixin)

Friday 8 February 20130 comments


Shabakada Arimaha Bulshada soo bandhigta mar waliba kuna dadasha wararka iyo sirta nolosha ayaa maanta waxay soo heshay arimo badan oo ku sabsan dumarka. Hadaba aqristow arintaan maha mid qiyaali ah ee wax la soo cadeyay.

Shabakada Caalamiga ah Ee www.hablaha.com oo weeydiisay dhalin yaro aad u badan oo magacooda halkaan aan ku soo koobi karin ayaan waxaan ka soo qadaneynee arimaha uu abaray mid ka mid ah dhalinta oo magaciisa ku soo gabiyay Abdi dheere afrah. Tolow muxuu yiri abdi.

Dumarka somaliyeed intooda badan maha kuwo baari yaal kana danbeya nin kooda majirto wax ixtiraam la yiraahdo.

Markaan tusale sooqato hablaha Hindiya iyo kuwo somaliyeed iskuma dhawa oo waxana u dhaxeya farqi aad u weyn.

Ninmanka somaliyeed intooda badan waxaa hesta dhib taas oo ay inta badan kala kulaam Dumarkooda. Dumarka somaliyeed u fiiro qodo badan midaad ka weyso waa bariye ku dhag nin
yahow.

1: Qeeylo jeedo oo sacad aan laheyn marwaliba .
2: Afcelin ey ku af celiso ninkeeda marwaliba.
3: Kama danbeeysi nin keeda inta badan .
4: Wareeg joogta ah oo xadidneyn .
5: Gor gortan ay nin keeda dhaqalaha kula gor gortanto.
6: Hanqal taag aan loo mel dayin.


Intaas ayaan ku soo gaba gayenaa waxii intaas dheer nagala xariir emailada hoos kuqoran.

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved