Subxaanallah!!! Caasimad Kamid Ah Caasimadaha Aduunka Oo Aan Hal Masjid Ku Oolin.(Qormo Muuhiim Ah)

Tuesday, 15 January 20130 comments




Warbixin BBC-da ay ka sameeysay caasimada wadan Giriiga Athens ayaa sheegeysa in caasimadaasi aysan ku  oolin masjid ay ku cibaadeeystaan dadka islamka ah ee ku dhaqan caasimadaasi.

Athens” oo ah caasimad ka baxsan caalamka islaamka, waa caasimada kaliya ee u dhexeeysa caasimadaha yurub taasoo aan la hayn masjid  ay muwaadiniinteeda muslimiinta ah ku cibaadeeystaan.

Waxa ay ku dartay shabakada wadanka ingiriiska:- in  ay caasimadaasi  Athens ay ku suganyihiiin muslimiin ka badan 300,000  waxa ayna dhib ku qabaan meelo  aan munaasib u ahayn in  ay ku cibaadeeystaan si ay ugu gutaan salaadahooda .

Warbixinta waxa ay sii raacesay : laga soo bilaabo markii wadanka Giriiga uu ka xoroobay boqortooyadii  Cusmaaniyiinta Sanadii 1832m, aysan u ogolaan dowladihii kala danbeeyay ee wadankaasi soo maray in masjid laga dhiso caasimadda wadanka, iyagoo sheegay in masjid la dhiso uu yahay  arrin ka soo horjeeda mujtamaca wadanka Giriiga oo 90% ah Nasaara Qeybteeda Orthodox-ka ah.

Waa arrin lala yaabo waayo Girrigga oo ah  Bar aad muhiim  ugu ah oo ay inta badan ay isaga gudbaan  muhaajiriin fara badan oo muslimiin ah ayagoo kasii aad  midowga Yurub taasoo gabi ahaanba kordhisay tirada muslimiinta ah ee ku nool wadan kaasi.

Muxamed Jamiil oo ka tirsan jaaliyadda Bakistaan ee degan wadanka Giriiga ayaa sheegay mar wax laga weydiiyay “wa dhib weyn oo ay qabaan dadyoowga islaamka ah ee ku sugan wadankani , Giriigga  oo ahayd  meel ay ku dhalatay Dimoqoraadiyada,  ilbaxnnimada  iyo fikradaha ixtiraamka diimaha kale, laakin maanta Giriigga ma ixtiraamto muslimiinta nooma aysameyn masaajida sida dowladaha kale ee caalamka .

Ugu danbeyntii  warbiixinta wexey sii sheegeeysaa in dowlada Giriigga uu cadaadis fara badan kaga imaanayo dadka musliinta ah ee ku dhaqan wadankaasi, iyadoo islamarkaana sii kordhaayaan dhagarta xisbiga dhanka midig ee xagjirka ah kaasoo cadow ku ah dadka islaamka ee ku dhaqan wadankaasi, xisbigaasi oo caan ku ah magaca Naaziyiinta Cusub kuwaasi oo maalin walbo ku xadgudbo muhaajiriinta islaamka ah, Taasi oo ah Caqabada weyn ee hortaagan dhisida masjid.

Warbixinta  Oo Asalkeeda Ku Qorneed Luuqada Giriigga 
Waxaa Idin Shabakada Tarjumtay Hablaha Media Network (HMN)
Shabakada Arrimaha Bulshada www.hablaha.com
Waana Sidan:-
Δείτε τι αναφέρει το BBC για την απουσία τζαμιού στην Αθήνα
Παρασκευή

Ρεπορτάζ του BBC σχολιάζει την απουσία τζαμιού στην Αθήνα.


Συγκεκριμένα αναφέρει : «Η Αθήνα, μια μητρόπολη στην άκρη του μουσουλμανικού κόσμου», είναι και η μοναδική πρωτεύουσα της Ευρώπης που δεν διαθέτει τζαμί για τους Μουσουλμάνους πολίτες της.

Πάνω από 300.000 Μουσουλμάνοι αναγκάζονται να συγκεντρώνονται για την προσευχή τους "σε παράνομες και πρόχειρες εγκαταστάσεις», επισημαίνει το βρετανικό δίκτυο.

«Από τότε που η Ελλάδα κέρδισε την ανεξαρτησία της από την Οθωμανική αυτοκρατορία το 1832, καμία κυβέρνηση δεν επέτρεψε το χτίσιμο ενός τζαμιού στο κέντρο της πόλης» τονίζει το BBC και συνεχίζει: «Θεωρήθηκε αντί-ελληνικό, εκτός τόπου σε μια χώρα όπου το 90% των πολιτών είναι χριστιανοί ορθόδοξοι».

Ωστόσο διευκρινίζει ότι η Ελλάδα συνιστά πλέον κομβικό πέρασμα μεταναστών στην Ευρώπη γεγονός που έχει αυξήσει κατακόρυφα τον πληθυσμό των Μουσουλμάνων.

«Είναι μια μεγάλη τραγωδία για τους Μουσουλμάνους της Αθήνας» δηλώνει στο BBC ο Μοχάμεντ Τζαμίλ από την ελληνοπακιστανική κοινότητα.

«Η Ελλάδα γέννησε τη δημοκρατία, τον πολιτισμό και τον σεβασμό στην θρησκεία, αλλά δεν σέβεται τους Μουσουλμάνους καθώς δεν μας παρέχον ένα κανονικό τζαμί» τόνισε χαρακτηριστικά.

«Νιώθω αποξενωμένος από την κοινωνία. Όταν έχουμε κάποιο εορτασμό, δεν υπάρχει κάποιο σωστό μέρος να συγκεντρωθούμε» δήλωσε ένα άλλο μέλος της κοινότητας.

Το ρεπορτάζ τονίζει ότι η πίεση στην ελληνική κυβέρνηση για τη δημιουργία ενός τζαμιού στην πόλη έχει ενισχυθεί την ώρα μάλιστα που το ακροδεξιό κόμμα της Χρυσής Αυγής βλέπει τα ποσοστά του να ανεβαίνουν.
  

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved