Muwaadinkii Ugu Horeeyay Oo Soomaali Ah Oo Sanadkan 2013 lagu Dilay Koofur Afrika(Aqriso Magaciisa)

Sunday 27 January 20130 comments





Koox Burcad Koofur Afrikaan Ah Ayaa Xalay Dil U Geystay Ganacsade Soomaaliyed Oo Ku Sugnaa Goobtiisa Ganacsi Oo Ku Taala Duleedka Magalada Port Elizabeth Ee Dalka Koofur Afrika , 

Marxuumka La Dilay Ayaa Lagu Magacabi Jiray Aadan Abdi Maxamed Iyado Kooxahi Dilka Geeystay Ayaa Isaga Baxsadeen Goobta , 

Police-ka Koofur Afrika Oo Gaaray Goobta Dilka Ka Dhacay Ayaa Baritan Xogan Sameyay Inkasto Aysan Cidna Uso Qaban Dilka Falka Dilka Ah Ee Dhacay, 

Si Kastaba Wa Markii Ugu horeysay Oo Sanadkan 2013 Muwaadin Somali Ah Lagu Dilo Kofur Afrika Iyado Sanadki Tagay Boqol Qof Lagu Dilay Dalkan Koofur Waxaana Dilalka Loo Geeysanaya Soomaaliya Ay U Muuqanayaan Kuwa Aan Waxba Dowlada Dowlada Koofur Afrika Aysan Ka Qaban Karin Madama Kooxaha Buracada Ay Mar Walba Caada Ka Dhigtaan Beegsiga Soomaalida Ku Nool Dalka Koofur Afrika


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved