ARSENAL
Goolhayaha kooxda Birmingham Jack Butland ayaa 6 milyan ginni diirada ugu saaran kooxda Arsenal.
Goolhayahaan da’da yar yaa bartilmaameed u ah kooxda Arsenal ilaa xilli ciyaareedkii hore , sidoo kale Fulham iyo Southampton ay xiiseynayaan Jack Butland.
Arsene Wenger ayaa doonaayo 2 ciyaaryahan la soo wareego bisha Janaayo, daafaca Montpellier Mapou Yanga-Mbiwa, iyo weeraryahanka Barcelona Villa.
MANCHESTER CITY
Carlos Tevez ayaa ugu digay sxbkiisa ee isku kooxda yahiin Mario Balotelli inuu sameen qalad kale , kooxda City ayaa aad u dooneeso badalka Balotelli waxaana hada diirada u saaram laacibka kooxda Napoli Edinson Cavani.
MANCHESTER UNITED
Tababaraha kooxda MU ayaa markaa u dhaqaaqay soo xero galinta laacibka khadka dhexe kooxda Chelsea Lampard.
CHELSEA
Chelsea ayaa u dhaqaaqday sidee ku soo xero galin laheed laacibka da’da yar ee u ciyaaro kooxda Malaga Isco, Isco ayaa walgu wadaa inuu badal u noqdo waayeelka qadka dhexe ugu ciyaaro kooxda Chelsea Lampard.
Frank Lampard ayaa ka hayaami doono garoonka Stamford Bridge kadib markii loo soo bandhigi waaye heshiis cusub.
LIVERPOOL
Kooxda Liverpool ayaa wali ka quusan suuqa kala iibsiga ciyaartooyda markaan waxaa diirada u saarac daacafa kooxda Cagliari Davide Astori, liverpool ayaa laacibkaan ku 7 milyan ginni.
TOTTENHAM
kooxda Tottenham iyo Schalke ayaa lagu soo waramayaa inuu u socdo wada hadal oo ku saabsan la soo wareegitaanka laacibka khadka dhexe Lewis Holtby, Lewis oo lagu qiimiiyay 1.5 milya oo ginni.
QPR
Yann M’Vila oo qarka u saaran inuu ku biiro kooxda ugu hooseeso horyaalka dalka england QPR.
JUVENTUS
Laacibkii hore kooxda Chelsea Didier Drogba oo u dhaw inuu ku biiro kooxda Juventus.
NAPOLI
kooxda Napoli ayaa dooneeso gooldhaliyaha kooxda Genao Maro Borriello si badal looga dhigo Cavani oo lala xariirinaayo kooxda Man.City.
Sourcce:- Laacib24.com
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment