Garoonka kubada cagta Magaalada Kismaayo oo si rasmi ah loo furay(Daawo farqiga u dhaxeeyo Garoomada Kismaayo iyo Muqdisho)

Thursday 31 January 20130 comments





Garoonka kubada cagta Magaalada Kismaayo oo si rasmi ah loo furay , waxaana furitaankiisa hadala ka jeediyay Mas’uulyiin ka tirsan Maamlka KMG ah iyo xirirka kubada cagta jubada hoose. Kubadii ugu horeysay ayaa waxaa laaday Madaxa Arimaha Bulshada ahna Afhayeenka Maamulka Jubboyinka Cabdinaasi Seeraar Maax.Sii Aqri Sheekadaan



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved