Ciyaaryahan Ka Tirsan Kooxda Arsenal Oo Xifdiyay 19 Juz Oo Qur’aanka Kariimka Ah “Daawo Sawirada”

Sunday, 6 January 20130 comments





Laacibka qadka dhexe ee arsenal “Vassiriki Abou Diaby“ ayaa ka faa’idaystay dhaawaciisa halkaaso uu xifdayay 19 juz oo quraanka kariimka ah.


Sheekha ka tirsan gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee Mohamed Bin Adam ayaa soo dhigay isaga iyo Abou Diaby oo xaflad dhiganaya bogga uu ku leeyahay shabakada Twitter.


Waxa uuna kusoo qoray sawirkan “aniga iyo saaxiibkay Abou Diaby oo sugayna casho ka dib markii uu xifdayay 19 juz oo Quraanka kariimka”





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved