Lamaanayaasha Caanka Ah Ee Ugu Lacag Abuurista Badan 2012 Tolow Waa Kuwee Lamaanahaas??

Saturday 8 December 20120 comments

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa afar lamaane oo caan ah iyo lacagta ay abuureen sanadkaan, sidoo kale lamaanayaashaan ayaa noqonaya kuwa ugu faa’iidada badan lamaanayaasha caanka ah sanadkaan 2012.



Waxaa ugu horeeya lamaanayaashaan labada fanaan ee caanka ah Beyonce iyo Jay-Z, waxayna sanadkaan soo xereeyeen wax ku dhaw 78-m$.


Boosla labaad waxaa xijistay laacibka kubada cagta Ingiriiska David Beckhma iyo xaaskiisa Victoria, waxayna sanadkaan soo xereeyeen aduun dhan 54-m$.


Waxaa ku soo xiga lamaanayaasha kala ah Brad Pitt iyo Angelina Joile oo iyagu helay sanadkaan 45-m$.


Will Smith iyo duqdiisa Jada Benedict ayaa iyaguna soo xereeystay qarash dhan 40-$, sanadkaan 2012.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved