DHAGAYSO:Silaanyo”Aniga waagii Afka Soomalaiga la Qorayey Muwadin Soomaaliyeed Ayaan Ahaa.

Tuesday 18 December 20120 comments



Waxa hotelka Kampisky Ee Magaalada jabuuti Ee caasimada jjabuuti Ku Soo Dhamaday Qamuuska Shirka 40 guurada Afka Soomaaliga Oo Ayka Soo Qeyb galeen madax ka Socda Dowlada soomaaliya Iyo dowladaha dariska Ah.

Shirkani waxa Sidoo kale Ka Geyb galay Hogaamiyaha Mamaulka La Baxay soomaaliland silaanyo waxana Uu Sheegay Inuu Ahaa Nin u Soo hal gamey Afka Soomaaliga.

Silaanyo Oo Xiliga Hurdo Wajigiisa ka Muuqato Ayaa Sheegay inuu Ahaa wasiirkii Qorsheynta Qaranka Soomaaliya Xiligasi.

“Markii farta Soomaaliga la qorayey sanadkii 1972-kii, anugu waxaan ahaa wasiirkii qorsheynta qaranka.” ayuu yiri Siilaanyo oo ka sheekeynayey sidii uu ku yimid ereyga ‘QORSHEYN’.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved