Biyo Bax La`aanta Ragga Maxaa Sababa Xilli Kacsigana Uu Jiro ?

Sunday 9 December 20120 comments



waxaa laga yaabaa inay ka timaado xaaladdaas daawo uu adeegsaday siiba kuwa cadaadiska dhiigga ama kuwada dejiga neerfayaasha ama ruuxa in laga qalay kaadihayska, waxaa kaloo dhici karta inay xaaladdu tahay xaalad nafsi ah oo keeni karta biyabbixid la’aan kuwaas waxaa ugu muhimsan .


1- khilaafka ka dhexeeya isaga iyo xaaskiisa.

2-inuu ruuxa ka didayo galmada oo uu qalbiga ka necebyahay isagoo dareemaya wax xun ina ay tahay galmada.

3- seegada (siigada).



waxaa lagu daaweyn karaa xaalaadka nafsiga in oo qofka la dejiyo iyo cunto waxatar leh inuu qaato siiba malabka oo aad ugu fiican dhanka sariirta .


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved