Fanaanadda Hodan C/raxmaan Oo Wax Laga Weydiiyay Heesaha Ay Qaado Heeska Ay Ugu Jaceshahay Kadibna sir Daadiisay+(VEDIO)

Friday 30 November 20120 comments


Fanaanadda Hodan C/raxmaan oo ah Dhal Fanaan Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Heesa ay Qaado Heesta Ugu Xamaasada Badan oo Ayada Dooqeeda Noqotay.

”Heesaha Aan Ku luuqeeyo Midba Mida Kale Waa Ka daran tahay Balse Si Gaara Waxaan Farta Ugu Fiiqayaa Hees Aan Dhawaan Qaaday Waa Hees aad Xageyga Ugu Weyn  Iiguna Qiimaha Badan Heesahayga  Ayeey Tiri Hodan C/raxmaan oo Wax Laga Weydiiyay Heesaha ay Qaado.

Hadaba Shabakada Galcad24.com Ayaa Heshay Heeska Sida Gaarka ah Ay Farta Ugu Fiiqday Fanaanadda Hodan C/raxmaan dheere.

Halkaan Riix Si Aad U Daawato Hees  kaasi 




Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved