YAABKA DUNIDA : Nin Haweeneydiisa gowracay kadibna Booliiska ugu yeeray

Wednesday 6 February 20130 comments



Sida lagu soo daabacay Wargeysyada kasoo baxa Dalka Maqrib ayaa waxaa nin naagtiisa ku gooracay meel fagaara ah kadib markii ninkaasi uu naagtiisa ku arkay iyada oo la caweyneysa Ragga ajnabi ka ahaa, sida wargeyska uu qoray.


Ninka naagtiisa gooracay oo lagu shegay magaciida ‘’Cabdi illaha Naajid’’ ayaa marka uu dilay xaaskiisa ‘’Nadda’’ u yeeray Ciidamada amaanka dalkaasi Maqrib oo xiligaasi ka’ag dhawaa goobta uu Nadda ku gooracay.

Dilka kadib Ciidamada ayaa xabsiga u dhaadhiciyay Cabdi illaha Naajid oo ahaa Dhiigya cabka dilay Naagtiisa balse  Cabdi illaha Naajid ayaa ku andacoonayay in Xaaskiisa ay la caweyneysay Rag ajnabi ka ah.

Si kastaba ha ahaatee Maxkamada dambiyada dalka Maqrib ayaa xakun  ku riday Cabdi illaha Naajid oo ah ninkii dilay naagtiisa Hayeeshe arintaani ayaa noqoneysa mid caada ka noqoneysa gudaha dalka Maqrib.





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved