Dhaanto Cusub Yaa Ku Labo Dhunkada (Daawo Muuqaalka Dhaantada)

Thursday 21 February 20130 comments





Kooxda uu hogaamiyo fanaanka Axmed Budul ayaa soo qaaday Dhaanto loogu magacderay “Yaa ku labo dhunkada” oo si heersaraa loosoo habeeyay, waxaana kooxdu si fiican iskula heleen jiibta iyo jaanta.


Erayada iyo laxanka macaan waxaa iska leh Axmed Budul oo si qurux badan ugu nuux-nuuxsaday, kooxda ayaa iyaguna si hagar la’aana u jiibanaya.






















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved