kooxda Juventus oo guul daro ku bilaabatay horyaalka Serie A sannadkan 2013, Iyo Ac Milac oo guul ku bilaabatay sanadka 2013 (Daawo goos goos ka goolasha )

Sunday 6 January 20130 comments


(C) AFP


Kooxda Sampdoria oo manta kubad wanaagsan soo bandhigday iyagoo ku ciyaraaye 10 ciyaaryahan oo ugu awood sheegteen kooxda marti loogu ahaa garoonka Juventus Stadium.

Sampdoria ayaa ku badisay 2-1 xilli ee kooxda Juventus ee gool ku hor martay waxaana juve loogu badal 2 gool.

Kooxda Juventus oo qeybtii hore ciyaarta ku soo gashay dar dar xoogan oo hogaanka qabatay daqiiqadii 24-aad ciyaarta waxaa goolkaas u dhaliyay laacibkooda  Sebastian Giovinco gool kaasoo ahaa mid  rigoore ah .

Kooxda Sampdoria waxaa karaka casaanka ka qaatay  G. Berardi daqiiqadii 32-ad ciyaarta qeybtii hore ciyaarta .

Kooxda Sampdoria waxaa labo gool u dhaliyay laacibka Mauro Icardi daqiiqadihii (52,62)-aad ciyaarta qeybtii labaad.

Dhinaca kale kooxda Ac Milan ayaa guul ka gaartay  kooxda Siena waxeena ugu awood sheegatay 2-1 waxaana goolashaash u dhaliyeen Bojan Krkic iyo Giampolo Pazzini.

Halkaan Ka Daawo Sida Goolsha Loo Kala Dhiliyay


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved