Kooxda Liverpool oo u soo baxday wareega 4-aad koobka FA CUP ka (Daawo goos goos ka goolasha )

Sunday 6 January 20130 comments


(C)teamtalk.com


Kooxda Liverpool oo guul cariiri ah ka gaartay kooxda heerka hoose  Mansfield , The Reds ayaa u soo gudbeen wareega 4-aad koobka FA CUP ka. Waxeena ku dhici doontaa isla koox heerka hoose ah Oldham Athletic.

Liverpool waxaa goola u dhaliyay Daniel Sturridge oo kulankiisa ugu horeeyay u saftay kooxda ayaa hogaanka u dhiibay 7-aad ciyaarta .

Qeybtii Labaad ciyaarta kooxda Mansfield  ayaa la soo baxday kubad wanaag waxeena cadaadis saaratay kooxda Liverpool, kooxda Liverpool goolkii 2-aad ciyaarta waxaa u dhaliyay Suarez daqiiqadii 59-aad  .halka goolka qura kooxda Mansfield waxa au dhaliyayGreen  79-aad.
  



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved