Cillaanka Oo La Ogaaday in Ragga uu Xusuusiyo Habeenka Aqalgalka (Ee Hablayahow Cilaanka Hamoogaanina)

Saturday 12 January 20130 comments





Hablaha Media NetWork (HMN):- Sida la ogyahay haweenka waxyaabo fara badan ayay isku qurxiyaan, waxaa ka mid ah cillaanka ma xinnaha, wuxuu aad u siiyaa soo jiidasho weyn hablaha marsada.

Waxa uu Door weyn ka qaataa quruxda hablaha, ragga qaarkood ayaa la sheegay in mararka qaarkood ay ka codsadaan habalahood in ay cilaan soo saarato si uu dib usoo xusuusto bishii malabka.

xitaa wuxuu u roonyahay meelaha la mariyo, qaabab badan ayaa loo saartaa cillaanka gabdho waxaa jira si fiican u soo jiita raggooda marka ay saartaan cillaan, isku day weligaada inaad saarato cillaan oo ninkaaga aad u muujiso isbaddal sidoo kale cillaanka wuxuu ninka soo xusuusiyaa habeenka aqalgalka.


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved