Fanaanka Rick Ross oo Isku Day Dil Ka Bad Baaday ( Aqriso Warbixin La Helay )

Wednesday 30 January 20130 comments



Fanaanka wayen ee Rick Ross ayaa ka bad baaday isku day dil kidib markii risaas lala beegsaday xili uu watay gaarigiis yarkaaa subaxnimadii Isniinta sida TMZ xogta ku heshay .


Warbixinta la helay ayaa intaa ku darayso in Fanaankaa ay risaasta la beegsadeen kooxa dhalinyaro ah oo Bustoolada ku hubaysnaa Gobalka Florida hayeeshee Boooliiska oo goobtaa islamarkiiba yimid ayaa isku dhaco waqti yar socday dhaxmaray Kooxihii gangiska ahaa iyo Booliiska.

Warar kale ayaa sheegaya in Kiiskaan uu la xariiray kiis


kale oo kan ka horeeyay waxana la sheegayaa in Kooxaha bartilmaameedka ka dhigtay Fanaanka ay arima hore ka dhaxeeyeen sida wararka lugu helay hayeeshee Booliiska ayaa wali barayaan arintan .

Rick Ross ayaa shilkaa u ka bad baaday ku tilmamay mid ay soo maleegeen kooxa doonayay in ay khaarijiyaan hayeeshee waxa uu sheegay in uu ka bad baaday waxana dhacdadaan noqonaysaa tii labaad ee soo marta iyadoo hada ka hor dhacda nuucaan oo kale ah dhawaac loogu gaystay




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved