Sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah lamaanayaal ku noolaa qeybo kamid h magaalada Muqdisho ayaa waxa ay isku fahmi waayeen qaabka ay kusii wadaagi karaan noloshooda, halkaasi oo ay ka dhalatay go’aan uu odayguii xaafada qaatay kadibna uu xaaskiisii isaga furay.
Go’aanka uu qaatay odaygii cidda waxa uu u cuntami waayay gabadhii xaaska u aheyd waxa ayna go’aan ku gaartay in aysan guriga kabixin, iyada oo waliba si furcadda ah u tiri, “Mabaxayo. Inteen aadaa?”.
Kadibna sida dadka arinta lasocday ay sheegen in ay guriga gadaal u gashay iyada oo sheegtay in aysan cidna ka hibeysaneyn in ay guriga kusii noolaato.
Arintaasi oo cid waliba ka cajabisay waxa ay iqarso noqotay markii ay biya kuleyl ah ku rogtay ninkii ay kala tageen oo rag asaxaabtiisa ah meel guriga kamid ah lafadhiyay kadibna ay hooyadii ninka dhashay ay ugu tagtay guri ay kunooleed oo aan ka dheereyn halka ay kuwada noolaayeen kadibna ay kuwar gelisay in wiilkeedu uu dilay.
Dadka arinta sida aadka ah ula socday waxa ay sheegeen in hooyadii guriga ay si hal haleel ah kusoo gaartay,ayna soo gashay iyada oo wiilkeeda si aad ah ugu careysan, halkaasi oo ay wiilkeedii oo aysan lasocan in biya kulul lagu shubay ay qeyla ku bilaawday ragii lasheekeynayayna ay raacdeysay.
Arintaasi waxa ay fajacisa ku noqotay dadkii arinta lasocday oo hoyada u sheegay in wiilkeedu gubanyahay oo biya kuleyl ah lagu shubay, waxa ayna markii arina ay ku gaabsatay uun in wiilkeedu gardarada leeyahay oo haween aysan qalad yeelan Karin Walee maaamada haddey ku taageersantahay mar walbo adiga lee garta leh. ama halagaa gardaraado ama adiga gardaraaw waa isla meeshii lee mar haddii maamada ay garabkaada joogto.
_____________________________________________________________Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment