Soomaalidii dishay labadii wiil ee Ingiriiska lagu dilay oo lasoo qabtay lana xakumay (Talow Maxaa lagu xakumay).

Saturday 12 January 20130 comments



Magaalada Milton Keynes ayaa mudo sanad & xoogaa laga joogo waxaa lagu dilay laba wiil oo Soomaali ah kuwaasoo la sheegay in ay dileen Soomaali kale.

 baaritaan dheer kadib waxaa lagu guuleysatay in la keeno maxkamad kuwii wax dilay iyadoo la

sheegay in hubka loo adeegsaday laga soo iibiyay dalka Holland hadaba waxaa maxkamada horteeda isku qabsaday labadii la sheegay in ay dambiga geysteen iyagoo isku eedayay aniga ma ogoleen adigaa xabada ku risay & wax la mid ah.



Hadaba waxaa lagu xakumay 32 sano iyo 38 sano. wiil sedexaad ayaa asna kasoo muuqday maxkamada kadib markii dambi lagu waayay lasii daayay maadaama tuhun loo heystay markii hore.




       
                           Hadaba muuqaal faah faahsan ka daawo halkaan 




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved