KOLOMBO:- Dadka reer Sri Lanka ayee la yaab ku noqotay kadib markii ay indhahooda saareen roobab sita kalaro aysan hure ugu arkin waligooda mudadii uu dalkooda ka da’ay roobabka, dadka ayaa ku tilmaam roobaabkaasi in uu
ah wax la yaab ku ah dhankooda.
Warbaahinta dalka Sri Lanka ayaa ku soo warantay in uu dalkooda ka da’ay roobab kuwaas oo kala wata kalaro, roobabkaan kalarada wata ayaa ka da’ay gobolo badan oo ka tirsan dalka Sri Lanka, Media ayaa sheegay in roob wata kalarka guduudka (casaanka) uu ka da’ay gobalka Uva, halka roobka isagana sita kalarka buluuga oo ka da’ay gobolka Uara.
Dadka reer Sri Lanka ayaa ku soo waramay in dalkooda uu ka da’ay sidoo kale roob wata kalarka jaala ah (haruuda), roobkaan sita kalarka jaala ah ayaa ka da’ay isbuucii la soo dhaafay.
W/Q : Daalac Daahir Shoot

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment