
Imaan waxaa Ladhashay laba Wiil oo kale ah Ilyaas iyo Faysal iyo Gabadh la yirahdo Naadiya Imaan waxay Dugsiga sare ku dhamaysay Egypt Ama Masar Kadib markay dhamaysay waxay u guurtay magaalada Madaxda Kenya Ee Nairobi waxay ka gashay Magaalada Jaamada Nairobi University waxayna ka baranaysay Political Science .
Imaan waa Muslim, Waxayna ku hadashaa Shan Luuqadood oo kala ah (Arabic, English, French, Italian, Iyo Weliba Afka Hooyo ee Somaliga).
Imaan markay dhamaysatay Jaamacadeeda waxay bilawday inay u jeensato dhanka Modelistaha Ama Xayaysiinta dharka Fashionka ah Bandhigeeda ugu horeyey ee Xayaysiinta Modeliska wuxuu ahaa Vogue ee Sanadka 1976 waxayna ku guulaysatay Magazine covers waxayna noqotay Super Model, Imaan waxay Xiisaysaa Modelistayaasha Aduunka ama Fashionistayasha Aduunka sida Gianni Versace, Calvin Klein, Donna Karan, and Yves Saint-Laurent.
Imaan 14 sano markay ku jirtay Fashionka waxay heshay fursado badan oo Photographers.
Iman (dhexda) Zulekha gabdheeda(bidix) iyo gabar walasheed dhasha(midig)
Imaan markay jirtay Sideed iyo Toban sano waxaa guursaday wiil Soomaaliyeed aad bayna u jecleed nasiib daro way kala tageen muddo Sanado yar kadib waxay u guudhay America waxayna is ka heleen ninka caanak ah ee Basketbalka dalka Mareykanka Ciyaara ee Spencer Haywood Sanadka markuu ahaa 1976 waxayna u dhashay gabadh la gu magacaaboo Zulekha laba sano kadib guurkooda waxayna is qabeen muddo badan oo ah kow Iyo tobon sano kadib way kala tageen Mudo badan kabid waxay is heleen fananka caanka ah ee reer England David bowie sanadku markuu ahaa 1992 , waxayna u dhashay Alexandria Zahra �Lexi� Jones, dhalatay August 15, 2000.
Imaan waxay kaloy haysataa gabadh uu dhalay ninkeeda oo layirahdo Duncan Jones.
Imaan Maxamed Cabdimajiid waxay dagan tahay iyada iyo Familygeeda Manhattan Iyo London.

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment