Machad Cusub oo Muqdisho Laga Hirgaliyey

Tuesday 15 January 20130 comments





Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa laga furay Machad cusub oo wax-falanqeya oo lagu magacaabo Machadka Daraasaaska iyo Falanqeynta Siyaasada ee Heritage.

Machadkan ayaa waxaa ka howl geli doona khuburo ku xeeldheer cilmi baarista kuwaas oo u kuur geli doona Arrimaha ugu dhibka badan Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

Xafladda furitaanka Machadka oo maanta ka dhacday hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, ayaa  waxaa ka qeyb galay aqoonyanno ka kala socday Soomaaliya iyo dalalka dariska, wakiilada jamacadaha Soomaaliya, ururada bulshada rayidka iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa laga furay Machad cusub oo wax-falanqeya oo lagu magacaabo Machadka Daraasaaska iyo Falanqeynta Siyaasada ee Heritage.

Machadkan ayaa waxaa ka howl geli doona khuburo ku xeeldheer cilmi baarista kuwaas oo u kuur geli doona Arrimaha ugu dhibka badan Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

Xafladda furitaanka Machadka oo maanta ka dhacday hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, ayaa  waxaa ka qeyb galay aqoonyanno ka kala socday Soomaaliya iyo dalalka dariska, wakiilada jamacadaha Soomaaliya, ururada bulshada rayidka iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved