Koobka qaramada Qaarada Afrika oo Caawa ka Furmi doono Koonfur Afrika.

Saturday 19 January 20130 comments


CAF (C) goal.com



Waxaa maanta furmid doono koobka qaramada qaarada Afrika ‘Africa Cup of Nations’ oo ka furmi doono wadanka South Africa.

Africa Cup of Nations  oo la bilaabay  sanadkii 1957 waxaa ka soo qeyb gala sanad walba 16- wadan oo ku yaala qaarada Afrika.

Masar ayaa ah wadanka  ugu badan oo ku guuleesatay  koobkan oo heysta 7 jeer ,  Zambia waa  wadankii ugu dambeeyay ee qaada


koobka qaramada Afrika.

Caawa ayaa koobkan daaha laga qaadi doonaa iyadoo marti galiyaasha South Afrika ay la ciyaari doona jaziirada yar ee Cape Verde halka kulanka 2-aad ee isla Group A ay Angola la ciyaari doonto Morocco .

                 Group Teams

  • GROUP A: South Africa , Cape Verde, Angola , Morocco


  •  GROUP B: Ghana, DR Congo, Mali , Niger


  •  GROUP C: Zambia , Ethiopia, Nigeria , Burkina Faso






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved