Kartooniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa soo bandhgay Cartoon uu kaga hadlayo Siyaasada Ururka Dam Jadiid oo la rumeesan yahay In Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu katirsan yahay .
Kaartoonka Amiin uu soo sawiray ayaa ah mid muujinaya in awooda Dalka gaar ahaan Madaxtooyada Soomaaliya ay gacanta ugu jirto Ururka Dam jadiid oo kamid ah Ururada kajira Dalka Soomaaliya iminkana ku dhax milmay Siyaasada Dalka.
Ururka Dam Jadiid ayaana saameyn aad u badan ku leh Dowlada Soomaaliya iyadoona lagu arkayo Xubno katirsan Ururkaasi Xafiis kasta ee Dowladu leedahay iyagoo sidoo kale Haya Xillaka ugu Muhiimsan eeDowlada uu Madaxweynaha ka yahay Prof Xasan Sheekh Maxamuud.
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment