Daawo Sawiro Qurux badan oo ka turjumaya nolosha Kareena iyo Saif.

Friday 11 January 20130 comments




Lamaanayaasha Bollywoodka ee Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor ayaa ku raaxeysanaya jeceylkooda, waxaana labada jilaa ay taageera yaashooda usoo gudbiyeen dhowr sawir oo ka turjumayay xaalada ay ku suganyihiin xiligaan.

Saif iyo Kareena ayaa is guursaday 16-kii October ee sanadkii tegay 2012, waxaana lagu tilmaamaa inay yihiin lamaane aad isku fahamsan oo ku nool jawi romantic ah.

 







______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved